- Description
- Curriculum
- Reviews
Ku soo dhawoow Crypto Trading Mastery Course, koorso si gaar ah loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto Crypto Trading laga bilaabo aasaaska ilaa isticmaalka strategies shaqaynaya.
Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
- 📈 Aasaaska Crypto iyo Blockchain.
- 🧠 Trading Psychology iyo Mindset-ka trader guuleysta.
- 📊 Technical Analysis iyo akhrinta charts-ka.
- 💻 Sida loo isticmaalo Binance, Bybit, iyo TradingView.
- 🎯 Strategy-ga Trendinator V4 oo tallaabo-tallaabo loo sharxay.
- 📉 Entry iyo Exit sax ah.
- 🔄 Backtesting iyo falanqaynta trades-ka si aad u horumariso xirfaddaada.
Casharrada waxaa loo diyaariyey si fudud oo qof kasta u fahmi karo, iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin dhab ah iyo sharaxaad cad.
Course Name: Crypto Trading Mastery
Level: Beginner to Intermediate
Language: Somali
Course Type: Online Video Course
Access: Lifetime Access
Certificate: Yes (Optional)
Requirements: Computer or Smartphone with Internet Access
Course Description
Baro Crypto Trading laga bilaabo aasaaska ilaa heer aad si kalsooni leh ugu falanqayn karto suuqa una isticmaali karto strategies la tijaabiyey. Koorsadan waxay isku daraysaa Trading Psychology, Technical Analysis, Risk Management, iyo Trendinator V4 Strategy si aad u dhisto xirfad ganacsi oo waarta.
Who This Course Is For
- Bilowga doonaya inuu barto Crypto Trading.
- Traders doonaya inay horumariyaan xirfaddooda.
- Qof kasta oo raba inuu barto Technical Analysis.
- Dadka doonaya inay isticmaalaan strategy cad oo shaqaynaya halkii ay ku ganacsan lahaayeen mala-awaal.
What You’ll Learn
- Fahamka Crypto iyo Blockchain.
- Sida loo isticmaalo Binance, Bybit, iyo TradingView.
- Akhrinta Charts iyo Candlesticks.
- Technical Analysis iyo Market Structure.
- Entry & Exit Strategies.
- Risk Management.
- Backtesting iyo Trade Analysis.
- Trendinator V4 Strategy oo si faahfaahsan loo sharxay.
Ku bilow safarkaaga Crypto Trading maanta, kuna dhis xirfad ku salaysan aqoon, nidaam, iyo strategy la tijaabiyey.
-
9Trendinator V4
-
10Strategy Trendinator
Waxaa la cusboonaysiiyay si aad si fudud ugu beddeli karto shuruudaha gelitaanka (Entry) iyo bixitaanka (Exit). Fadlan ka daawo fiidiyowga ku jira membership-kaaga si aad u fahanto sida loo isticmaalo.
⚠️ MUHIIM:
Haddii aad strategy-gan ku xirtay automated trading, fadlan version-kan cusub ku dar chart cusub. Beddelidda signalada gelitaanka iyo bixitaanka waxay saameyn kartaa trades-ka tooska ah (live trades). Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa members area-kaaga.
-
11Trendinator V4 – Entry Conditions
-
12Trendinator V4 – Exit Rules
-
13Connecting The Strategy
-
14Trendinator V4 – Strengths & Weaknesses
-
15Backtesting Trade Analysis